Guurso.mn.co
Guurso.mn.co
Guurka HOST

Welcome to Guurso.mn.co

Iska diiwaan Geli shabakadda kale www.Guurka.net Mahadsanid

Digniin


Goortaad Soo Gasho Guurka.net waxaad Aqbashay in aadan u isticmaali doonin Gudaha Guurka.net Si qaldan ama aadan u qori doonin Dadka aad Lahadleeyso wax Alle & rasuulkiisa Muxamed scw aan Raali Ka eheen Sidoo kalena aad adiga Masuul Ka Tahay qofka aad Lahadleeyso wax walbo oo idin dhexmaro ALLAAHna uu kugula Xisaabtamayo ( Ogoowna in malaaik Garbahaaga saaranyihiin oo aay qorayaan wax walbo oo aad Ku hadasho, Haddii aay dhacdo oo aay Naga soo Gaarto Dacwo kabadan 3 Qof waxaa Laga Tirtiri doonaa cinwaanka Laga soo Dacwooday & Aaladda uu qofka Kasoo Galay www.guurka.net Nolosha inta ka dhiman.

Mahadsanidiin